Qeexid
"Hal awr abaahiyay oo loo malaynayo inay rintay, abaahiqab."
"Hal awr abaahiyay oo loo malaynayo inay rintay, abaahiqab."
Wadaag:
Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.
m.l
Wadaag:
Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal.
Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.
m.l
Wadaag: