Qeexid
"Xuddun."
"Xuddun."
Wadaag:
Wax neef ku shubid.
Neef maaddo ur leh ama sun ka sameysan meel ku siiddeyn.
Hoore midab leh oo tuubbo si xoog leh uga baxayo meel ku rinjiyid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel ama heer ilaa heer ama kor u qaado cadaadiska.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qalab maqaar ka sameyn, bixiya neef badan, leh qaab laba sibraar oo hal af wadaaga, labada dacal ee kalena ku leh meelo gacanta lagu qabsado oo tumaaluhu dabka ay biraha ku farsameyaan ku qaxiyaan.
m.dh
Wadaag:
Xoolo baad ka dhergid.
Cid caro ama kibir muujin.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Xuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka hawo laga buuxiyo kala baxa oo carruurtu ku ciyaarto. buufin2 m.f.dh eeg buufi. ld buufis.
m.l
Wadaag:
Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.
m.l
Wadaag:
Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal.
Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.
m.l
Wadaag:
Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo suugaan amaa saynis ku qoranyahay.
Tiro warqado ah, dhan isaga xiran garbad leh oo aan wax ku qorneyn.
m.l
Wadaag:
buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
Wadaag:
Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn.
Aqal shimbir.
Dhullax, kasoobax.
m.l
Wadaag:
Nafley ceyrin.
Wax duulin.
Ku b.: wax, wax kale ku kor firdhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Rati raran didid.
Dayaarad, shimbir iwm duulid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: