Qeexid
"eeg buuflee."
"eeg buuflee."
Wadaag:
Xoolo baad ka dhergid.
Cid caro ama kibir muujin.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax neef ku shubid.
Neef maaddo ur leh ama sun ka sameysan meel ku siiddeyn.
Hoore midab leh oo tuubbo si xoog leh uga baxayo meel ku rinjiyid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel ama heer ilaa heer ama kor u qaado cadaadiska.
m.l
Wadaag: