Qeexid
"(c.nafl.) Heerka saddexaad ee koritaanka meerta nololeedka qaar ka mid ah cayayaanka. Heerka b.da quudashada iyo socodkuba way joogsadaan, waxaana dhaca isbeddelka uu caydigu isu beddelayo qaangaadh."

Wadaag:
Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn.
Aqal shimbir.
Dhullax, kasoobax.
m.l
Wadaag:
(u) Godadka quraanyada.
(daaw.) Finan yaryar, badan oo oogada dadka ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
/dh (-syo, m.dh) Hooy yar oo ka samaysan caws iyo qoryo la isa saaray. buulley1 m.dh Qayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Dub biyo gelid xanuun awgiis.
f.mg1
Wadaag: