Qeexid
"Wax buunshe laga saaray ahaansho (badar)."
[-naa, -nayd]
buunshabbaxsan aa
buunshabbaxsan ayd
f.mg4"Wax buunshe laga saaray ahaansho (badar)."
Wadaag:
eeg buunshabbaxsan. ld buunshabbax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Badar si buunshaha looga saaro tumid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof).
Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof).
Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld buunsho, buushe.
m.l
Wadaag:
Waxambabbaxay ahaansho (cid).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg kalabbaxsan. ld kalabbaxsanaansho. Kalabbaxsanaansho m.l/dh ld kalabbax sanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.
m.l
Wadaag:
Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo.
Dhibic, darajo. ld buunto.
m.dh
Wadaag: