Qeexid
"eeg buunshabbaxsan. ld buunshabbax sanaansho."
"eeg buunshabbaxsan. ld buunshabbax sanaansho."
Wadaag:
Wax buunshe laga saaray ahaansho (badar).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg kalabbaxsan. ld kalabbaxsanaansho. Kalabbaxsanaansho m.l/dh ld kalabbax sanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Badar si buunshaha looga saaro tumid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Xaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firfircoon oo caadiga ka baxsan, fahmo aad u kacsan oo si dhakhso ah ugu beddelanta caro dhawaansho.
m.dh
Wadaag:
eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: