Qeexid
"Nafley badan, hadal ama cod badan isku mar sameyn."
Qeexid Xigta
Dad ama xoolo badan meel isugu imaansho.
[-qay, -qday]
buuq3 ay
buuq3 day
f.mg1"Nafley badan, hadal ama cod badan isku mar sameyn."
Dad ama xoolo badan meel isugu imaansho.
Wadaag:
Biyo, neef, gaas iwm oo inta xoog ku soo baxa, daboolkii celinayay tuura ama jeexa; dillaacid; burqasho; qarxasho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Hadal ama cod dheer oo nafley badan isku mar sameyso.
Dad ama xoola badan oo meel isugu yimid.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Jabaq kasta oo dad dhiba; waxa lagu qiyaasaa iskeelka desibal oo u dhexeeya heerka maqalka ugu hooseeya (0dB) iyo heerka dhawaaqa maqalku xanuuniyo (130dB). Dhawaqyo maqalka qasa oo dhexgala liid rakaad ee marin sigaarsiin.
m.l
Wadaag:
buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
Wadaag:
Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.
m.l
Wadaag:
Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn.
Aqal shimbir.
Dhullax, kasoobax.
m.l
Wadaag:
Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo suugaan amaa saynis ku qoranyahay.
Tiro warqado ah, dhan isaga xiran garbad leh oo aan wax ku qorneyn.
m.l
Wadaag:
Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal.
Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.
m.l
Wadaag:
Wax neef ku shubid.
Neef maaddo ur leh ama sun ka sameysan meel ku siiddeyn.
Hoore midab leh oo tuubbo si xoog leh uga baxayo meel ku rinjiyid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Nafley ceyrin.
Wax duulin.
Ku b.: wax, wax kale ku kor firdhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Rati raran didid.
Dayaarad, shimbir iwm duulid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
B. ah: wax jilaysan.
ld buuxid. buux2 f.mg1 () Wax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.
m.l
-xay, -xday
Wadaag: