Qeexid

"Wax cayilay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuran oo kali ah:
  • Gaariga ayaa la sheegay in uusan istaagin markii tacshiirada lagu furay,isagoo Cararayana uu galay Tuulada Buurane,islamarkaana gaarigaasi uu usii gubay Gobalka Hiiraan,kadib markii Dadkii dadkii dhintay lagu Aasay Deegaanka Buurane.
  • Wasiirka Arrimha Gudaha Puntland ayaa beeniyey shaqada la joojiyey in wax dhibato ah leedahay mar uu la hadlayey Radio Garowe isaga oo tibaaxey in uusan khilaaf sidaas u sii buuran jirin.