Qeexid

"eeg buuran. ld buurnaansho, buurni."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buurnaan oo kali ah:
  • Markabkan oo buurnaantiisa laga cawdi bilaystay, taas oo ay habar soo aragtay amakaag u dhimatay, waxaana la sheegay inuu leeyahay huudhiyo ciidaa iyo camaarigaa ka badan oo waashmaano ka ah.
  • Dalka Maraykaanka ayaa la sheegay inuu kabo u tolay Markab buurnaantiisa laga fajacay, markabkaas oo la sheegay inuu Maraykaanku doonayo inuu u soo hayaamiyo xagaa iyo qadaadka Afrika.