Qeexid

"Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuro oo kali ah:
  • Ninkasta oo muddo dheer ka maqnaa Boorama wuxuu maanta markuu yimaado la yaabayaa waynaanta ay weynaatay iyo foolxumada dhextaalla oo ah boqolaal ey, Buuro qashin ah iyo jidadkii magaalada oo la iska dhistay.
  • Labo: In la abuuro dhaqdhaqaaqyo la loollama kuwa xagjira, kulana tartama saaxadda fikradaha, aqoonta, dhaqanka iyo siyaasadda ee dalalkooda.