Qeexid

"Wax muggiisa in ka badan ku shubid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuxdhaafi oo kali ah:
  • Xaalada Deegaanka Degmada Xamar weyne ayaa hada aad u kacsan waxaana halkaasi soo buuxdhaafiyay Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomalaiya oo baadi goob ku haya Kooxihii ka danbeeyay Qaraxa Miinadaasi.
  • Iskahorimaadkaan ayaa ahaa mid billowday kaddib markii kooxaha ka horjeeda DF ay weerar kaddis ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda ee tababarka ku soo qaatay dalka Ethiopia oo saakay soo buuxdhaafiyay isgoyska uu dagaalku ka dhacay.