Qeexid

"eeg buuxi. ld buuxis (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuxin oo kali ah:
  • J: Haa way keeneen saddexda xisbiba oo waanu haynaa lixdii musharax-ba, laakiin shuruudihii laga doonayey inay buuxinayaan ayaanu hubinaynaa.
  • Maalintaas oo ay Somaliland la soo noqotay marlabaad xornimadoodii luntay, noqotayna dal madax bannaan oo buuxinaya dhamaan astaamaha ay leedahay dawladi.