Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Wax la buuxiyey noqosho."
"(-amay, -antay; -ami) Wax la buuxiyey noqosho."
Wadaag:
Wax muggiisa wax dhan ku shubasho ama ku qaadasho.
Foomka b.: warqad meela- heeda bannaan shuruudo looga baahnaa ku qorasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax muggiisa ku shubid.
Kaalin maran gelid.
Foomka b.: shuruudaha warqad looga baahnaa meelaheeda bannaan ku qorid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
B. ah: wax jilaysan.
ld buuxid. buux2 f.mg1 () Wax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.
m.l
-xay, -xday
Wadaag:
B. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.
m.l.kh
Wadaag:
Nafley wax la suuxiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.
m.l
Wadaag:
Xuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka hawo laga buuxiyo kala baxa oo carruurtu ku ciyaarto. buufin2 m.f.dh eeg buufi. ld buufis.
m.l
Wadaag:
In yar oo caws ah oo lagu kordhiyo masayda marka ay isdhinto.
m.l
Wadaag:
Wax muggiisa in ka badan ku shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: