Qeexid
Wax muggiisa wax dhan ku shubasho ama ku qaadasho.
Qeexid Xigta
Foomka b.: warqad meela- heeda bannaan shuruudo looga baahnaa ku qorasho.
[-saday, -satay]
f.g3Wax muggiisa wax dhan ku shubasho ama ku qaadasho.
Foomka b.: warqad meela- heeda bannaan shuruudo looga baahnaa ku qorasho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la buuxiyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: B. ah: wax jilaysan.
Qeexid Xigta: ld buuxid. buux2 f.mg1 () Wax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax la buuxiyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax muggiisa ku shubid.
Qeexid Xigta: Kaalin maran gelid.
Qeexid Kale: Foomka b.: shuruudaha warqad looga baahnaa meelaheeda bannaan ku qorid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg buuxsan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg buuxso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld buux1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg buuxi. ld buuxis (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meesha uu joogay in yar ka dhaqaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax cayrasasho.
Qeexid Xigta: Wax hor u durugsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Afsaar.
Qeexid Xigta: ld buuxin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld buuxsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: In yar oo caws ah oo lagu kordhiyo masayda marka ay isdhinto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn.
Qeexid Xigta: Aqal shimbir.
Qeexid Kale: Dhullax, kasoobax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo suugaan amaa saynis ku qoranyahay.
Qeexid Xigta: Tiro warqado ah, dhan isaga xiran garbad leh oo aan wax ku qorneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Rati raran didid.
Qeexid Xigta: Dayaarad, shimbir iwm duulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hadal ama cod dheer oo nafley badan isku mar sameyso.
Qeexid Xigta: Dad ama xoola badan oo meel isugu yimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan.
Qeexid Xigta: Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Duufsi.
Qeexid Xigta: B. ku hay: ladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]