Qeexid

"ld caabbiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caabbi oo kali ah:
  • Saraakiil Puntland ka tirsan, ayaa VOA u sheegay in weerarka lagu soo qaaday askartooda ay iska caabbiyeen, islamarkaasina ay khasaare gaarsiiyeen maleeshiyaadkii soo weeraray.
  • Laakiin, haddana, in la iska celiyo oo la iska caabbiyo ha joogtee, miyey caqli tahay; in aan cadowgeenna ku eedeyno inuu col nala yahay, colaadda dhexdeenna ahna hurinayo?