Qeexid

"ld caabbiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caabbin oo kali ah:
  • Markii uu Rasuulka (scw) arkay gaaladii ayaa wuxuu saxaabadii ku yidhi: “yaa naga caabbinaya kuwan oo noqonaya saaxiibkayga Jannada”.
  • Aragtideyda, qodobka ah ciidamada Itoobiya ee dalka qabsaday waa mid saameyn weyn ku leh jiritaanka ummadeed, waana in si kasta oo la isaga caabbin karo la isaga caabbiyo.