Qeexid
"ld caabbiyid."
"ld caabbiyid."
Wadaag:
(taar.) Iska caabbin cadow ama weerar dagaal, ficil ay dadku ku qaadaan si ay u helaan xornimo, ama iskacelin weerar.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna doortey isticmaalkeed astaantaas awgeed.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Jaadadka doonyada shiraaca leh midda ugu yar oo qaadi karta toddobaatan ilaa afar boqol jawaan.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Summad: R. Saamiga keyd faraqa ee geftinnada gudbiye iyo qulqulka danabka ee dhexmaraya gudbiyaha. Sidaas awgeed, caabbi waa caabbirka hakinta qulqulka danabka. R = V/I taas oo V ay tahay keyd faraqa, I ay tahay qulqulka danabka. Caabbiga waxa lagu cabbiraa oom (omega).
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Qalin qori ah oo dhexda dhuxul madow uga jirto; qalin rasaas.
m.l
Wadaag:
Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo.
ld babbin.
m.l
Wadaag: