Qeexid
"Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud2."
[-day, -dday]
caabid2 ay
caabid2 day
f.g1"Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud2."
Wadaag:
(-diin/-dyo, m.dh) C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud1.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka ee badda dusheeda, kaas oo dhaca ugu dhawaan maalintii labo jeer waxaana sababa cufisjiidadka dayaxa iyo ka qorraxda oo isna si kan yar u sababa. Badweynnada furan, faraqa u dhexeeya heerarka hirarka sare iyo hirarka gaaban wuxuu ka yaryahay 1 m, laakin badaha gunta gaaban ee qaaradaha saaran faraqu wuxuu gaarayaa in ka badan 6 m, gacannada dhuuban ee hirarka leh waxaa dhici karta faraqu inuu gaaro 15 m ama ka badan.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.
m.l
Wadaag: