Qeexid
"ld caabid1."
"ld caabid1."
Wadaag:
Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas.
C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq1.
m.l
Wadaag:
(-diin/-dyo, m.dh) C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud1.
m.l
Wadaag:
Meel dhaawac ah hurgumid.
Nafley tabar darreyn jirro, nafaqo darro iwm awgeed.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(daaw.) Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) (baay.) Walax laga helo noolayaasha yaryar gaar ahaan mooldiska, kuwaas oo baabi'iya ama joojiya koritaan noolayaal kale oo ilima-aragtay ah gaar ahaan bakteeriyada iyo fangiga cudurrada faafiya. Caabuq- tirayaasha caanka ah waxa ka mid ah: beenasaliin, istarabtumaysiin iyo tetrasay-kalin.
m.l
Wadaag:
(taar.) Diimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa yeen in shay kasta sida geedaha, dabaysha, dhagaxa, xiddigaha, iwm ay leeyihiin af ama ruux ayna ka sareeyaan bani aadamka.
m.l
Wadaag:
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa.
Asbuuc, bil sanad iwm billowgiisa.
m.l
Wadaag: