Qeexid
"(daaw.) Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban."
"(daaw.) Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban."
Wadaag:
Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas.
C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq1.
m.l
Wadaag:
Meel dhaawac ah hurgumid.
Nafley tabar darreyn jirro, nafaqo darro iwm awgeed.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) (baay.) Walax laga helo noolayaasha yaryar gaar ahaan mooldiska, kuwaas oo baabi'iya ama joojiya koritaan noolayaal kale oo ilima-aragtay ah gaar ahaan bakteeriyada iyo fangiga cudurrada faafiya. Caabuq- tirayaasha caanka ah waxa ka mid ah: beenasaliin, istarabtumaysiin iyo tetrasay-kalin.
m.l
Wadaag:
(-diin/-dyo, m.dh) C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud1.
m.l
Wadaag:
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna doortey isticmaalkeed astaantaas awgeed.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Jaadadka doonyada shiraaca leh midda ugu yar oo qaadi karta toddobaatan ilaa afar boqol jawaan.
m.l
Wadaag:
(taar.) Iska caabbin cadow ama weerar dagaal, ficil ay dadku ku qaadaan si ay u helaan xornimo, ama iskacelin weerar.
m.dh
Wadaag: