Qeexid

"Xayaabo daruur ah oo meel sare ka muuqata."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caad oo kali ah:
  • Cali Xasan cudurada dadkaas indha ka riday ayaa sheegay inay isugu jireen kuwo da'du keentay iyo kuwa cuduro ay dhaliyeen, isagoo xusay in dadka oo dhan uu caad ka saarnaa indhaha.
  • Facaadda soo koraysa u kaydiyey dhaxal aan marna dahab gooyn karayn.