"Caadaqaate ahaan sho."
Wadaag:
Qof samaanyaha qaata.
Qof hunguri xun.
m.l
Caan ahaansho.
m.dh
Caalle ahaansho; nacasnimo.
Cadaw ahaansho.
ld Habeennimo
Caasi ahaansho.
Cawaan ahaan.
Caadi ahaansho (wax).
Caaddil ahaansho.
(kiim.) Tirada garaam isudhigan ee ku jirta hal disimitir oo saddex jibbaaran (Idm3=IL) oo milan ah.
Raacato ahaansho.
Caadyaal ahaansho (Ilaahay).
Caalami ahaansho.
Caam ahaansho.
Caaq ahaansho.
ld cininnimo.
Laqan ahaansho.
Ixtiraam weyn ee caadada ku saabsan.
/mg3 Wax caado ka dhigasho.
f.g
-stay, -satay
ld caadaysasho.