Qeexid
"Roob yar oo ka yimaada daruuraha caadka ah; shuux."
"Roob yar oo ka yimaada daruuraha caadka ah; shuux."
Wadaag:
(daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m.l
Wadaag:
Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysantahay oo biyaha celisa.
C.daas joog/c.daas mar: wax buux ah (weel); qof fiican.
m.dh
Wadaag:
cadgo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'.
Wadaag:
cadgo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'.
Wadaag:
Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto.
Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo.
Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl.
m.dh
Wadaag:
U c.: qof cayroobay kaalmayn; qof wax aan filanayn siin; qof tartan ku jira garab siin.
f.mg2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
caadla'aan m.dh 1. Xasilloon ahaansho (cir). 2. Caddaan; xaqiiqo. 3. C. ah: xasilloon (cir). 4. C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah.
Wadaag:
(-liin/-llo, m.dh) Qof dadka marka uu u garnaqayo aan u kala eexan.
m.l
Wadaag:
Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho.
Soo c.: qof daacad ah ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
C. ah: qof si fudud iyo ka fiirsasho la'aan wax ku xalliya.
Dabci dadka qaarkii yeesho oo ah fudayd iyo ka fiirsi la'aan wax lagu xalliyo.
m.l
Wadaag:
Dareen u nuglaansho waxa qof ku dhaca ama uu sameeyo. ld caaddifad.
m.dh
Wadaag:
C. ah: wax aan qarsoonay oo si bayaan ah u muuqda. ld caadiyaal.
m.l.kh
Wadaag: