Qeexid

"C. ah: Wax sidii lagu yiqiin ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caadi oo kali ah:
  • Haddaba,si wax looga qabto waxa marka hore haboon: In si cad loo qeexo xuquuqda shaqaalaha (shaqo siinta, habka qofku shaqada kaga tegi karo/lagaga eryi karo iwm), lagana dhigo saacadaha caadiga ah ee nla shaqeeyo sideed (8) saacadood maalintii.
  • Waxa aan shaki ku jirin,in doodda Mr Ibori ay soo dhaweennayaan dadka caadiga ah ee reer Waari.