Qeexid
"(c.baay.) Xilliga caadadu ka timaaddo qofka dumarka ah, oo baaluqday oo aan uur lahayn sida caadiga ahna bishiiba waa mar inta ay wax iskabeddeleyaan."

Wadaag:
Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto.
Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo.
Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl.
m.dh
Wadaag: