Qeexid
"Ixtiraam weyn ee caadada ku saabsan."
"Ixtiraam weyn ee caadada ku saabsan."
Wadaag:
Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto.
Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo.
Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl.
m.dh
Wadaag:
Cid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.
f.mg3
-atay, -adatay
Wadaag:
Arrin u hoggaansamid awood la'aan awgeed.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag: