Qeexid

"Cudur iyo jirro la'aan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caafimaad oo kali ah:
  • Ugu dambeyn 3-dii May, 2002, waxaa geeriyooday Madaxweynihii Somaliland (Alla ha’u naxariistee) Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal oo ku dhintay Cusbitaal ku yaal magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, halkaas oo uu u tegay arrin Caafimaad.
  • Tan kale, maqaalka Shifo oo is barbar dhigaya beer buka iyo mid caafimaad qaba, sawirka caddaanka iyo madawga ahi ma soo gudbinayo dantii laga halaa.