Qeexid
"eeg caafimaadsan. ld caafimaadsanaansho."
"eeg caafimaadsan. ld caafimaadsanaansho."
Wadaag:
Wax caafimaad leh ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafley caafimaad siin (Ilaah).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur, jirro iwm ka bogsasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Xaalad cafimaad ku sugnaan.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Xaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabid.
m.l
Wadaag:
calaamadsanaan, calaamadsanaansho, calaamaysnaan, calaamadaysnaansho m.l/dh ld calaamadaysnaan.
Wadaag: