Qeexid
"(kiim.) Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey."
"(kiim.) Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey."
Wadaag:
Adke loodsame ah, si fudud u gubta oo waxyaabo badan laga sameeyo.
(-gag, m.l) Wax kasta oo balaastiig ka sameysan.
Meel yara godanoo biyo qabatin leh.
m.l
Wadaag:
Ka c.: gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'id.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag2.
f.mg1
-gmay, -gmatay
Wadaag:
Wax gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'ay ahaansho.
Ka c.: ka reeban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag:
/mg1 C./ka c.: balli, weel, xero iwm buuxid (biyo, caano, xoolo iwm).
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
Qof in uu wax ka caago gayeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
m.l
Wadaag:
Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto.
Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo.
Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl.
m.dh
Wadaag: