Qeexid

"eeg caajisi. ld cajisin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caajisin oo kali ah:
  • “Kooxdu marna kamay caajisin raacdada ay ugu jirtay helitaankayga, anigu markasta waan ka warhayay in Manchester tahay ta keliya ee aan weligay ku hamiyi jiray u ciyaariddeeda,” sidaa waxa yidhi Beckham oo ka hadlayay xafladdii heshiiska.
  • Dimuqraadiyada waxyaabaha ay reer galbeedku u samaysteen ayaa ah inayan dadkoodu ku caajisin nin qudha ama wejiyo qudha oo noloshooda ku laasta sida hadaba ka jirta Somaliland.