Qeexid
"Caajis ahaansho. ld cajisnimo."
"Caajis ahaansho. ld cajisnimo."
Wadaag:
eeg caajisan. ld caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Firfircooni la'aan; wahsi; daal.
C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis1.
m.l
Wadaag:
Qof cajis ka dhigid. ld cajisi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis2.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
(-do, m.l) Haweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad.
m.dh
Wadaag:
Qof caajis ah noqosho. ld cajisan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof in uu wax ka caago gayeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: