Qeexid
"(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada."
"(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada."
Wadaag:
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
m.l
Wadaag:
Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid.
Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal2.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Neef lo' ah si loo gowraco luquntiisa fidin.
Is c.: nafley, wax suuxsan ama liita iska dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof aqoon badan u leh cilmiga.
Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.
m.l
Wadaag:
Ka c.: Karti iyo awood wax lagu qabto waayid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
U c.: arrin xal u helid.
Ka c.: cid arrin yeelsiin.
f.mg1
-elay, -eshay
Wadaag:
C. ah: wax caalamka oo dhan ka dhexeeya ama wada yaqaan.
C. ah: shay tayadiisu aad u wanaagsantahay.
m.l.kh
Wadaag:
La t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag: