Qeexid
"U c.: arrin xal u helid."
Qeexid Xigta
Ka c.: cid arrin yeelsiin.
[-elay, -eshay]
caalhel lay
caalhel shay
f.mg1"U c.: arrin xal u helid."
Ka c.: cid arrin yeelsiin.
Wadaag:
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
m.l
Wadaag:
Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Neef lo' ah si loo gowraco luquntiisa fidin.
Is c.: nafley, wax suuxsan ama liita iska dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka c.: Karti iyo awood wax lagu qabto waayid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
C. ah: wax caalamka oo dhan ka dhexeeya ama wada yaqaan.
C. ah: shay tayadiisu aad u wanaagsantahay.
m.l.kh
Wadaag:
Qof aqoon badan u leh cilmiga.
Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.
m.l
Wadaag:
Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas; caabuq. ld caallirid.
m.l
Wadaag:
C. ah: wax aan qarsoonay oo si bayaan ah u muuqda. ld caadiyaal.
m.l.kh
Wadaag:
(-aayay, -ayday; -aayi) Tabar iyo awood arrin wax lagaga qabto waayid.
f.mg1
Wadaag: