Qeexid

"Neef lo' ah si loo gowraco luquntiisa fidin."

Qeexid Xigta

Is c.: nafley, wax suuxsan ama liita iska dhigid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caali oo kali ah:
  • Marxuumka geeriyooday oo ahaa Sheekh Caalim ah Dadbadana soo baray Qaybaha Cilmiga Diinta Islaamka ayaa waxaa Alle looga baryay in uu Janadiisa ka waraabiyo,Eheladii iyo Caruurtii uu ka tegana samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin-Aamiin.
  • Caalim oo xusay in halkii booyad ee biyo ah ay mareyso inta u dhaxeysa $300 illaa $400.