"Caalle ahaansho; nacasnimo."
Wadaag:
Caan ahaansho.
m.dh
Caalami ahaansho.
ld Habeennimo
Cawaan ahaan.
Caasi ahaansho.
Dhillo ahaansho.
Caaq ahaansho.
Caadaqaate ahaan sho.
Caam ahaansho.
Caadyaal ahaansho (Ilaahay).
Cadaw ahaansho.
Dhallaan ahaansho.
ld cininnimo.
ld fuleynnimo.
Fallaago ahaansho.
Maddaale ahaansho.
(-layaal, m.dh) Qof aad u garaad yar; segeger.
m.l
Dunida iyo waxa ku nool oo dhan. ld caalam.
Caaqil ahaansho.
Caabid ahaansho. ld caabudnimo.