Qeexid
(-layaal, m.dh) Qof aad u garaad yar; segeger.
(-layaal, m.dh) Qof aad u garaad yar; segeger.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel dhaawac ah hurgumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas; caabuq. ld caallirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Neef lo' ah si loo gowraco luquntiisa fidin.
Qeexid Xigta: Is c.: nafley, wax suuxsan ama liita iska dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caallir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-miin, m.dh) ld caalin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld caalan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg caal3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld faallo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dunida iyo waxa ku nool oo dhan. ld caalam.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wadey; saaxib; jaal.
Qeexid Xigta: Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg caali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof aqoon badan u leh cilmiga.
Qeexid Xigta: Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Meel dhaawac ah wax caallir ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: caa'ilo m.dh.u (-ooyin m.l) Qoys, qaraabo.
m.l.kh
Qeexid: C. ah: wax caalamka oo dhan ka dhexeeya ama wada yaqaan.
Qeexid Xigta: C. ah: shay tayadiisu aad u wanaagsantahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Karti iyo xoog uu wax ku qabto la'.
Qeexid Xigta: ld caalwaayid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Ka c.: Karti iyo awood wax lagu qabto waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]