Qeexid

"C. ah: wax dad badani yaqaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caan oo kali ah:
  • Diiwaanka abwaanada Soomaaliyeed hobalada ku jira waxay ku caan yihiin maansada nooceeda culus ee gabayga ah.
  • Xildhibaan Qanyare ayaa intaa raaciyay in heshiiskaasi uu dad badan shaki geliyay isla markaana shakigaasi uu ku bixi karo kaliya iyadoo Baarlamaanka la horkeeno si tuhunada jira ay uga qancaan xaqiiqda.