Qeexid Xigta
ld caanadiid1 (1).
ld caanadiid1 (1).
Wadaag:
Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
C. ah: waqtiga barwaa qada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen.
ld caanadiidid.
m.l
Wadaag:
/mg1 Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel1, caanateelley, caanooley (1).
m.l
Wadaag:
Harag yar oo ka dillaaca ciddida labadeeda dhinac. ld ciddidiif.
m.dh
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
m.dh
Wadaag:
Qof aan cuntada ka cuni karin inta caadiga ah.
C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan. ld cunnaddiidis, cuntaddiid.
m.l
Wadaag:
(-liin/-llo, m.dh) Qof dadka marka uu u garnaqayo aan u kala eexan.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka oo ku jira macdanno badan, gaar ahaan ogsaydhada (hamatayt iyo magnitayt) iyo kaarbooney tyada; bir.
m.dh
Wadaag: