Qeexid
"/mg1 Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn."
[-qay, -qday]
caanaddiiq2 ay
caanaddiiq2 day
f.g"/mg1 Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn."
Wadaag:
Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel1, caanateelley, caanooley (1).
m.l
Wadaag:
C. ah: waqtiga barwaa qada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen.
ld caanadiidid.
m.l
Wadaag:
Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
m.dh
Wadaag:
(-liin/-llo, m.dh) Qof dadka marka uu u garnaqayo aan u kala eexan.
m.l
Wadaag:
Dareen u nuglaansho waxa qof ku dhaca ama uu sameeyo. ld caaddifad.
m.dh
Wadaag:
C. ah: qof si fudud iyo ka fiirsasho la'aan wax ku xalliya.
Dabci dadka qaarkii yeesho oo ah fudayd iyo ka fiirsi la'aan wax lagu xalliyo.
m.l
Wadaag:
Naasley caws ku nool ah, qodxo dhaadheer oo mardimo caddaan iyo madow isku xiga dusha ku leh; kashiito; yaadaddo; dhiddo.
m.dh.u
Wadaag: