Qeexid
"Xididdada caanuhu maraan ee candhada xoolaha."
"Xididdada caanuhu maraan ee candhada xoolaha."
Wadaag:
Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.
Caleenta geedka shaaha.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) (c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah cayayaanka oo u eg doorshaanka.
Cudur jirka dadka ku dhaca oo nabarro cuncun leh u yeela.
m.dh
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
m.dh
Wadaag:
Wax gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'ay ahaansho.
Ka c.: ka reeban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Naasley caws ku nool ah, qodxo dhaadheer oo mardimo caddaan iyo madow isku xiga dusha ku leh; kashiito; yaadaddo; dhiddo.
m.dh.u
Wadaag:
Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda.
Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.
m.l.w
Wadaag:
/dh (-gyo, m.dh) Ubad naasley oo aan weli naaska hooyadii ka go'in; naasnuug.
m.l
Wadaag: