Qeexid
"Meel magaalo ama tuulo u dhow xoolo ku dhaqid si caanahooda loo suuq geysto. ld caanaddiiq2."
[-eelay, -eeshay]
caanateel2 elay
caanateel2 eshay
f.g1"Meel magaalo ama tuulo u dhow xoolo ku dhaqid si caanahooda loo suuq geysto. ld caanaddiiq2."
Wadaag:
ld caanaddiiq 1.
C. ah: xoolo lagu dhaqo meel u dhow tuulo ama magaalo si caanahooda loo suuqgeeyo.
C. ah: qof dhaqa xoolahaas. 3. ld caanateelid.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
m.dh
Wadaag:
Naasley caws ku nool ah, qodxo dhaadheer oo mardimo caddaan iyo madow isku xiga dusha ku leh; kashiito; yaadaddo; dhiddo.
m.dh.u
Wadaag:
(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda.
Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.
m.l.w
Wadaag:
(-lal, m.l) (jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo laga qoday oogada dhulka ilaa oogada biyaha hoose, biyahaa waxa markaa loo soo saaraa ama loo soo afuufaa oogada dhulka. Haddii ceel ka hoos maro oogada biyaha hoose xilliga qoyaanka, oo aanu aad hoos uga dhicin oogada biyaha hoose ee joogtada ah, wuxuu biyo yeelanayaa xilliga qoyaanka, haddii uu gaaro oogada biyaha hoose ee joogtada ah, dabadeed weligii biyo ayuu yeelanayaa.
m.l
Wadaag:
Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo.
m.dh
Wadaag:
/dh (-gyo, m.dh) Ubad naasley oo aan weli naaska hooyadii ka go'in; naasnuug.
m.l
Wadaag: