Qeexid
"Nagaar xoolaha daaqa caanahooda kharaar noqdaan."
"Nagaar xoolaha daaqa caanahooda kharaar noqdaan."
Wadaag:
Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Uunsi cambar lagu daray.
Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.
m.l
Wadaag:
Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoy(1).
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
m.dh
Wadaag:
Naasley caws ku nool ah, qodxo dhaadheer oo mardimo caddaan iyo madow isku xiga dusha ku leh; kashiito; yaadaddo; dhiddo.
m.dh.u
Wadaag:
Cayayaan yar oo sida doorshaanka qolof adag leh oo inta hadba istaaga, salka dhulka la dhacdhaca.
m.dh
Wadaag:
Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo.
m.dh
Wadaag:
Meel magaalo ama tuulo u dhow xoolo ku dhaqid si caanahooda loo suuq geysto. ld caanaddiiq2.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
ld caanaddiiq 1.
C. ah: xoolo lagu dhaqo meel u dhow tuulo ama magaalo si caanahooda loo suuqgeeyo.
C. ah: qof dhaqa xoolahaas. 3. ld caanateelid.
m.l
Wadaag:
/dh (-gyo, m.dh) Ubad naasley oo aan weli naaska hooyadii ka go'in; naasnuug.
m.l
Wadaag:
Labada waqti ee xoolaha la maalo (fiid iyo subax middood).
m.l
Wadaag: