Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
caaney
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `caaney`
caan
Qeexid
C. ah: wax dad badani yaqaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caaneysasho
Qeexid
(c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caanaley
Qeexid
ld caanooley.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caaneeye
Qeexid
Iniin meseggo ama galley inta aysan habuuq noqon.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caaneeyo
Qeexid
Caanaha laga saaro burcadka marka la shiilo. ld caaney, caanooyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caano
Qeexid
Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda.
Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caanooley
Qeexid
ld caanaddiiq 1. Haweeney caanaha ka ganacsata; (u) dad caanaha ka ganaacsada.
ld canaaley. Naasley.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caanad
Qeexid
(-ddo, m.dh) Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caanyee
Qeexid
Harag caano ku jilcin.
Ma daroorsha ka dhigid, agloolid.
Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caanayn
Qeexid
eeg caanee.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caag
Qeexid
Ka c.: gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'id.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caanteyn
Qeexid
Lacag ka mid ah sarrifka rubiyada oo qiimaheedu u dhigmo labaatan senti. ld caanateyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
caam
Qeexid
C. ah: wax guud ahaaneed oo dad badan u dhexeeyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caad
Qeexid
Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysantahay oo biyaha celisa.
C.daas joog/c.daas mar: wax buux ah (weel); qof fiican.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caag
Qeexid
(kiim.) Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
caal
Qeexid
(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caad
Qeexid
Xayaabo daruur ah oo meel sare ka muuqata.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
caal
Qeexid
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: