Qeexid

"Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda."

Qeexid Xigta

Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural