Qeexid
"Ubadka xoolaha oo caano nuugiddii ka go'ay."
"Ubadka xoolaha oo caano nuugiddii ka go'ay."
Wadaag:
Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda.
Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.
m.l.w
Wadaag:
Qori kuusan oo marka caanaha la lulayo haanta loo dhigo.
m.l
Wadaag:
ld caanaddiiq 1. Haweeney caanaha ka ganacsata; (u) dad caanaha ka ganaacsada.
ld canaaley. Naasley.
m.dh
Wadaag:
/dh (-yo, m.dh) Ubad xoolaad oo weli nuuga hooyadii. ld caanannuug.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.
m.dh
Wadaag:
Harag caano ku jilcin.
Ma daroorsha ka dhigid, agloolid.
Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Naasley caws ku nool ah, qodxo dhaadheer oo mardimo caddaan iyo madow isku xiga dusha ku leh; kashiito; yaadaddo; dhiddo.
m.dh.u
Wadaag: