Qeexid
"Ciqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabbood fasha; nabsi."
"Ciqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabbood fasha; nabsi."
Wadaag:
Nin caqli badan.
(-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.
m.l
Wadaag:
Cirib dambeedka qof leeyahey, aayatiin.
Waxtar iyo wanaag.
m.dh
Wadaag:
Xaalad aan aayatiinkeedu wanaagsanayn. ld caaqibaxumi.
m.dh
Wadaag:
Waxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso.
m.l
Wadaag:
Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag: