"Caaq ahaansho."
Wadaag:
Caaqil ahaansho.
m.dh
Caan ahaansho.
Caam ahaansho.
Caasi ahaansho.
Caajis ahaansho. ld cajisnimo.
Caabid ahaansho. ld caabudnimo.
ld caabidnimo.
Caayib ahaansho.
ld caawino.
Caalle ahaansho; nacasnimo.
Caaddil ahaansho.
(-qyo, m.dh) C. ah qof aad u garaad yar.
m.l.kh
Cayr ahaansho.
Caalami ahaansho.
Caadyaal ahaansho (Ilaahay).
Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin.
Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.
m.dh.u
ld caajisnimo.
ld cininnimo.
Cadow ahaansho.
ld Habeennimo