Qeexid

"Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa."

Qeexid Xigta

Asbuuc, bil sanad iwm billowgiisa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caarad oo kali ah:
  • Inkastoo Mucaaradka gacan ku heynta magaalada Tripoli ay 80% la wareegeen, hadana waxaa jira xaafado ay weli ka dagaalamayaan mucaaradka oo laga maqlayo rasaasta xoogan ee labada dhinac.
  • Ahmadou Ould-Abdallah, wuxuu sheegay in heshiiskii ay wada saxiixdeen DF iyo mucaaradka uu si cad u qeexayo in labada dhinac ay joojinayaan dhamaan khilaafyada u dhexeeya iyo xabada.