Qeexid

"(-fiin, m.dh) Nin aqoon dheerad ah leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caarif oo kali ah:
  • Raggaa waxa madax u ahaa Cali Caarif Burhaan.
  • Ka-dhacame, wuxu ahaa nin Canfar ah oo taageera Cali Caarif, reer Jabuutina waxay ku kaftami jireen Siyaasadda Cali Caarif, waxa laga gartaa Koofiyadda Ka-dhacame.