Qeexid
"eeg caariyeyso. ld caariyeysad, caariyeysi."
"eeg caariyeyso. ld caariyeysad, caariyeysi."
Wadaag:
Wax caariyo ahaan u qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.
m.dh
Wadaag:
Wax la yeeli lahaa, qof darti ama ku xumaynti, u diidid; wax aan sameeyeen oo qof ku xumaynti loo sameeyo.
ld cariiqsasho. ld cariiqsasho.
m.f.dh
Wadaag: